Dhalinyarda ku Shaqeysata Farsamada Gacanta oo Ku Soo Badanaya Magaalada Jowhar

0
169

Dhalinyaro isugu Jira Rag iyo Dumar ayaa ku Shaqeysta Farsamada Gacanta oo ay kabarteen goobaha Lagu barto Farsamada Gacanta ee Magaalada Jowhar.

Xuriyo Maxamed Waxa ay ka Mid Tahay Dhalinyarada Ku Shaqeysta Farsamada Gacanta waxa ay Baratay Frasmada Teleefanada iyada oo Wareysi Siisay idaacada isnaay ayaa waxa ay ka Warbixisay Sida ay Nolosheeda ugu Maareeyso Farsamada Taleefanada.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here