Qaar kamid ah Haweenka ka soo jeeda Gobolka Shabeellaha Dhexe ee wax baratay ayaa sheegay inay dib usoo celin doonaan goobihii ay wax ku baran lahaayeen dadka waaweyn gaar ahaan haweenka.
Xabiibo maxamed muudeey waxay ka mid tahay haweenkii macalimiinta ka ahaa xaafadaha magaalada jowhar ee waxbarasho bilaash ah siin jiray Haweenka balse inka badan 6 sano ay ku timid dib udhac kadib markii iskuullada aada Dugsiyada laga furay jowhar .
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maryama Sheikh Cabdi