Dadaaladaan ay wadaan beeraleeyda ku dhaqan Tuulada banaaneey oo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar una jirta 2km dhanka waqooyi ayaa ah mid ay ku doonayaan inay iska caabiyaan biyaha soo xaalufiyay beeraleeyda mahadaay iyo kuwa ku waraaba kanaalka xaanshooleey, kanaalka sheikh cali jimcaale ilaa beeraha Tuulada labaga waxaana ku beernaa dalagyo kala duwan .
Muuse Absuge Daahir oo kamid ah Odayaasha Tuulada banaaneey ayaa sheegay in ay wadaan habeen iyo maalin dadaalo la isaga xirayo biyaha wabiga shabeelle.
Waxaa warbixintaan inoo soo jeedineeysa:- Maryama Sheikh Cabdi.