Dhaalinyarada Shaqo Abuurka ka sameynaysa iibinta Muuska oo kusoo badanaya Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
185

Dhaalinyaro badan oo soomaaliyeed ayaanan fahansaneen fursadaha ganacsi ee  ka jira dalka waxa ayna badankood doorbidaan iney tahriibaan inkastoo ay jiraan dhaalinyaro dalkooda ku qanacsan oo shaqo abuur ka sameystay.

Mahad Aadan waxaa uu ka mid yahay ganacsatada Magaalada Jowhar ku iibiya Muuska waxa uuna uga yimaada Muuska meelo fog oo ay ka mid tahay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose waxaana uu ku faraxsanyahay in dalkiisa uu ka shaqeysto isagoo lahadlayay warbaahinta isnaay ayuu ka warbixiyay sida uu yahay ganacsigiisa.

Warbixintaan waxaa inoo soo jeedinaya:- Cabdi Casiis Xasan Cabdulle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here