Wasiirka Beeraha  Hirshabelle oo Kahadlay Saameynta Fatahaadaha ay kuyeesheen Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Dhexe

0
194

fatadaahada biyaha wabiga shabelle ayaa sameyn xogaan ku yeeshay sanadkan waxsoosaarkii beeraha ee dagaanada gobalkani shabellaha dhexe waxana wali jira cabsi ay beeraleeyda ka qabaan in markale uu fatahaad sameeyo wabiga .

Wasiirka wasaarada beeraha iyo waraabka dowladgobaleedka hirshabelle xildhibaan cali xaaji cabdulle isgoowe ayaa ka hadlay sameynta fatahaada wabiga shabelle uu ku yeeshay waxsoosaarka beeraha ee degaanada gobalka shabellaha dhexe.

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya:-  Cabdi Casiis Xasan Mucalim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here