Waxgaradka Tuulada maagaay ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo dalbaday gurmad xili fatahaadaha webiga ay barakiciyeen qoysaskii kunoolaa Tuuladaasi

0
163

Sayid cali sheikh aadan cumar  oo ah gudoomiyaha tuulada maagey ee gobolkani shabeellaha dhexe ayaa sheegay in fatahaada webiga shabeelle ay saameysay dalagyadii kala duwanaa ee u beernaa dadka tuuladaasi.

Inkabadan  5 kun hektar oo ay ku beernaayeen dalagyo kala duwan ayey la tageen daadadkani waxaana sidoo kale ay bara kiciyeen qoysas badan oo ay guryahoodii biyaha fadhiisteen.

Waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya:-  Cusmaan Cabdalla Cusmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here