Ganacsatada iibisa raashiinka Quutul daruuriga ah oo sheegay in maalmaha Sabtida iyo Axada uu u wanaagsanyahay ganacsigooda.

0
249

suuqyada Magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle Maalmaha Sabtida iyo axadda waa xilliyada kaliya ee uu ka jiro dhaqdhaqaaq ganacsi oo xowli ah iyado dadka reer miyiga ah iyo kuwa ka fog Magaalada ay soo adeeg doontaan maalmaha aan soo sheegnay todobaadkii labo jeer ayeyna ka adeegtaan suuqyada Magaalada jowharna waxaa laga dareemaa mashquul dhinac walba ah ganacsatada jowhar ayaana aaminsan in ganacsigooda uu aad u wanaagsanaado maalmaha sabtida iyo axadda .

qaar katirsan ganacsatada iibisa raashinka ee magalada jowhar ayaa ka hadlaya xiliyada uu u wanaagsanyahay  ganacsigooda.

Warbixintaan waxaa inoo soo diyaariyay:- Cabdi Casiis Xasan Mucalim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here