Madaxda rugta ganacsiga ee gobalka shabellaha dhexe oo sheegay iney wadaan qorshayaal lagu hormarinaayo ganacsiga.

0
155

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee gobalka shabellaha dhexe ceydiid maxamed cadbulle ayaa ka hadlay qorshaha udagsan xafiiskiisa ee wax loogu qabanaayo ganacsatada degmooyinka gobalka shabellaha dhexe waxa uu sheegay in ay gordhaw bilaabi donaan dayactirka wadooyinka suuqa ee magalada jowhar asigona hoosta ka xariiqay in ladayactiro doono goobaha lagu iibiyo dorooyinka iyo hilibka xoolaha ……………

Gudoomiyaha rugta ganacsiga ee gobalka shabellaha dhexe ceydiid maxamed ayaa sidokle tilmamay in ganacsatada yar yar ee degmooyinka jowhar, balcad iyo mahadaay loo sameeyn doono malgalin lagu hormarinaayo ganacsigooda.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Xassan Mucalim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here