Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo saameeyay Wax soo saarka Tuuloyinka Hosyimada Jowhar.

0
143

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Xili loo diyaar garoobayay tacabka xiliga guga ayaa waxaa beeraleyda ku dhaqan deegaanada ku teedsan jiinka webiga waxaa saameyn balaaran ku yeeshay daadadkii roobka iyo fatahaada wabiga shabeelle.
Qaar ka mid ah dadka kunool tuulooyinka hoos yimaada magaalada jowhar ayaa
waxa ay maamulka hirshabeelle iyo dowladda dhexe ee dalka ka dalbadeen
gurmad deg deg ah.

Sanad waliba marka uu wabiga biyo keeno waxaa sidaan oo kale uu fatahaad uga
geystaa deegaanada ku teedsan jiinka waxayna daadadku  kala xiraan isu socodka tuulooyinka iyagoo sido kalana cagta mariyeen dalagyada kala duwan ee xiligaasi la beeray.

Waxaa warbixintaan inoo haaya:-Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here