Beeraleeyda Magaalada Jowhar oo dalbaday in ay helaan suuq geyn si wax soo saarka Gobolka Sare ugu qaadaan

0
197

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Wax soo saarka beeraha waxa uu qeyb ka yahay ilaha dhaqaalaha Ee Dalka waxaana beeraleyda ay kaalin firfircoon uga jiraan Hormarka Dalaga bariiska Ee jowhar, Qaar kamid ah beeraleyda ayaa sheegay in ay  Mudo hakad galiyeen Tacabkii ay sameyn jireen Feysal Ceynte sharey oo kamid ah beeraleyda magaalada jowhar ayaa Radio Isnaay uga warbixiyay Sida beeraleeyda loogu dhiiragalin karo Iney xoojiyaan Wax soo saarka Dalaga Bariiska.

Bariiska jowhar ayaa Aad looga isticmaali jiray gobolada dalka Waxaana Hadii uu helo suuq geyn wanagsan  soo laaban  doonta Kaalintii uu kaga jiray Dhaqaalaha dalka.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaya:-Osman Abdalla Osman.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here