Sare ukac laga Dareemayo Badeecadaha Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
137

Jowhar(Idaacadda Isnaay)iyadoo cudurka covid 19 uu aad ugu soo badanayo gobolada dalka Somaaliya aya waxa uu  saameyn weyn ku yeeshay ganacsiga Magaalada  jowhar iyadoo lagu guda jiro bisha barakeysan e ramadaan.

Badeecadaha ayaa noqday kuwa  qiimahoodu sara  u kaceen ganacsatada ku ganacsatada suuqyada magalada jowhar aya radio isnay u sheegay in suuqa ay aad ugu yaraatay badeecadda qiimaheedu raqiista yahay.Waxaa inoo soo diyaarisay:-Halimo Ali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here