Ardayda sanadkaan ka qalinjibineysa dugsiyada sare ee Magalada Jowhar oo kahadlay Saameynta Xirnaashaha Goobaha Waxbarshadda.  

0
216

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Ku dhawaad sidax bilood waxaa xiran guud ahaan goobaha waxbarashadda sida dugsiyada sare iyo jaamacadaha sababo la xiriira xaaladaha caabuqa corona virus oo gudaha soomaaliya oo soo badanayan  dadka uu soo ridanaayo.

hadaba ardayda sanadkan ka qalin jibineysay dugsiyada sare ee dalka ayaa sheegay in xernaanshaha gobaha waxbarashadda gaar ahaan dugsiyada sare ay kala kulmeen in casharadii uu ka istaagay ayago ay u harsantahay kaliye iney ufadhiistaan imtixaanka shahaadiga ee Dalka.

Waxaa Warbixintaan inoo haaya:-Abdi Aziz Hassan Abdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here