Hoos udhac dhinaca dalagyada beeraha oo laga dareemayo Suuqyada Magaalada Jowhar.

0
192

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Deeganada Gobolka shabeellaha dhexe iyo guud ahaanba gobolada uu maro webiga shabelle waxa ay caanku yihiin tacabka beeraha iyo dhaqashada xoolaha waana ila dhaqaaleedyada kaliya ee ay dadku ku noolyihiin.

waxaa ka dhaca dalka mararka qaar  sara u kac ama hoos u dhac dhaqaale oo ay sabab u noqoto isbedelada  kala duwan  waxaana haatan jiro  hoos u dhac ku yimid Qiimaha dalagyada kasoo go,a Beeraleeyda  Gobolka Shabeellaha

Waxaa inoo soo jeedinaya warbixintaan:-Abdi wali Ahmed Hiloowle (Tima cadde)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here