Guddoonka waxbarashada gobolka Hiiraan oo maamulayasha iskuulka ku amray in ardeyda shahaadiga aheyn u qiimeeyaan imtixaanka

0
214

Jowhar(Idaacadda Isnaay)Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Hiiraan Cismaan Maxamed Cilmi oo la hadlay radio Beerlula ayaa sheegay in maamulayaasha iskuullada gobolka looga baahan yahay inay qiimeyn ku sameeyaan imtixaanka ardeyda sannad dugsiyeedkan marka laga reebo ardeyda galeysa imtixaanka shahaadiga islamarkaan qiimeynta xogtaas ay ku soo gudbiyaan 10-ka bisha May.

Sidoo kale Cismaan Maxamed Cilmi ayaa sheegay in waalidiinta ardeyda dhigta iskuullada gobolka Hiiraan looga baahan yahay inay ka soo dhalalaan doorkooda.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here