Guddoomiyaha guddiga dhismaha masaajidda Cumar Binu khadaab ee magaalada Baladweyne Cumar Sheekh Cabdulahi Maade oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ka codsaday shacabka Somaaliyeed inay ka qeyb qaatan dhismaha masaajiddan.
Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Daahiye