Karoona oo saameyn ku yeeshay shirkadaha sameeya filimaanta

0
203

Iyadoo adduunka oo dhan uu u xayiran yahay cudurka Covid-19 awgiis, shirkadaha filimada sameeya ee dalka Hindiya waxay wajahayaan dhibaato xooggan oo dhinaca dhaqaalaha ah, maadaama filimadii shaqadooda laga kala dhaqaaqay shaleeymooinkiina ay xiran yihiin, xilli xiddigihii filimadana ay guryahooda ku xareysan yihiin
Jilayaasha ayaa dhammaantood ku wada sugan guryaha, waxayna shaqooyinkooda ku qabanayaan gacmahooda, maadaama aysan jirin shaqaale la oggolyahay inay guryahooda kasoo baxaan.
Laakiin jilayaasha iyo agaasimayaasha Bollywood-ka waxay ka warqabaan in habsaanka ku yimid shaqooyinkooda ay ka darantahay saameynta dhibaato ee heysata dadka saboolka ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here