Culumadda Baladweyne oo ka shiray ka hortaga cudurka karoona

0
187

Kulankan oo lagu qabtay masaajidka Bardaha oo ku yaalla xaafadda Xaawa-Taako ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeybgalay culimada magaalada macaliimta dugsiyada qur’aanka imaamyada masaajida waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoo diirada lagu saaray sida ugu haboon ee looga hortagi karo cudurka karoona marka loo eego shareecada islaamka.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here