Maamulka Hirshabeelle oo ka shiray ka hortaga cudurka karoona

0
188

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo gudiga loo xilsaaray kahortaga cudurka carona oo kulan is xog wareysi ah ku yeeshay magaalada jowhar ayaa ka wada hadlay Saameynta cudurka Covid 19.

Maxamed Cabdi waaare ayaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Hirshabelle ugu baaqay in ay qaataan Talooyinka bahda caafimaadka, isagoo hay’adaha ammaanka ku amray Dhaqan galinta Awaamiirta maamulka Hirshabelle ee ka hortaga Cudurkan.

Warbixintan waxaa noo haya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here